Anaga (About Us)

Ogow hay'addeenna iyo ujeedadeenna

\\r\\n
\\r\\n

Yaa nahay

\\r\\n

Qodaal Charity Organization waa hay\\\'ad samafal ah oo ujeedadeedu tahay in ay wax ka qabato baahiyaha aasaasiga ah sida waxbarashada, caafimaadka, biyaha iyo wixii la halmaala. Hay\'addu waxay u adeegtaa agoonta iyo dadka danyarta ah ee Somaliland.

\\r\\n
\\r\\n
\\r\\n \\\"Logo\\\"\\r\\n
\\r\\n
\\r\\n
\\r\\n

Aragtideenna

Bulsho daryeelaysa agoonkeeda oo siinaysa nolol sharaf leh

\\r\\n

Ujeedadeenna

Bixinta daryeel dhammaystiran agoonka iyo kuwa baahan

\\r\\n

Qiyamkeenna

Daahfurnaanta, amaanka, iyo mas\\\'uuliyadda

\\r\\n